Diinta: Taageeridda ardayda
Darsiga Nabadda iyo Nolosha waa darsi diiniya oo maalinle ah oo ka baxa Bar-kulan, kaasi oo loogu tala galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka.Barnaamijkeenu waxa uu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii su’aal iyo jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga hadli doonna Taageeridda ardayda, waxaana soo jeedin doona Sheekh Cali Guure.Barnaamijka oo dhameystiran waxaad ka dhageysan kartaa bogaan qeybtiisa hoose.2011-08-15-Taageeridda-ardaydaMaqaaladda La Xiriira:

















Comments
Post new comment