Diinta: Fadliga maalinta ciidda
Darsiga Nabadda iyo Nolosha waa darsi diiniya oo maalinle ah oo ka baxa Bar-kulan, kaasi oo loogu tala galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka.Barnaamijkeenu waxa uu ka kooban yahay darsi diini ah iyo qeybtii su’aal iyo jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga hadli doonaa Fadliga maalinta ciidda, waxaana soo jeedin doona Sheekh Shardi Mire Maxamuud.Barnaamijka oo dhameystiran waxaad ka dhageysan kartaa bogaan qeybtiisa hoose.2011-08-29-Fadliga-maainta-ciiddaMaqaaladda La Xiriira:
- Diinta: Fadliga bisha Ramadan
- Diinta: Fadliga uu leeyahay Quraanka Kariimka
- Diinta: Farxadda maalinta Ciidda

















Comments
Post new comment