Diinta: Beenta iyo saameynta xun ee bulshada
Darsiga Nabadda iyo Nolosha, waa barnaamij diini ah oo maalin walba baxa kaasi oo loogu talagalay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta diintooda Islaamka.Barnaamijkeena maanta wuxuu ka kooban yahay darsi diina ah iyo qeybtii su’aal iyo jawaab. Darsiga diiniga ah ayaanu uga hadli doonaa beenta iyo saameynteeda xun ee bulshada, waxaana soo jeedin doona Sheekh Cabdullaahi Yuusuf Cali ee ka faa’ideysi habboon.Darsiga waxaad ka dhageysan kartaa boggaan qeybtiisa hoose.2011-07-30-Beenta-iyo-saameynta-xun-ee-bulshadaMaqaaladda La Xiriira:
- Diinta: Beenta iyo Saameynteeda Xun ee Bulshada
- Diinta: Xanta iyo saameynta ay ku leedahay bulshada
- Diinta: Xanta iyo saameynta ay ku leedahay bulshada

















Comments
Post new comment