Dib u dhiska Rwanda iyo mustaqbal wanaagsan ee dalkeena waxaa qeyb weyn ka qaadan karo oo kaliya Football.
Waxaan ka mid ahey ciyaartooyada Xulka Qaranka ee dalka Rwanda waxaa aaminsanhey dhacda walba ee ka dhacdey dalkeen in aan uga gudbi karo football oo kaleya kaas oo marwalba kheyb wey ka qaato bulshada dhaxdeeda.
Marka uu dalka Rwanda xasuuqban ka dhacey anigu waxaa u gudbey dalka Uganda waxaan wax ku bartey dalka Uganda da’deydu waa ay ka yareyd 15 jir ,dhamaan waalidiinteydii, walaalahey iyo waliba ehelkeygii dhamaantood waxa ay nasiib u yeesheen in ay ka mid noqdaan xasuusqii ka dhacey dalkeen aniga kaliya ayaa ka soo harey maanta khoyskeygii waan guursadey waxaan leeyahey 3 caruur .
Wax walb ee umadi ay la kulanto waa lagma maarmaan in laga gudbo loona gudbo mustaqbal wanaagsan football wax uu mar walba ka gudbin karaa umada ay dhibaato dhaxmarta wax aan aaminsanahey in dhibaatadii aniga i soo gaartey in aan kaga door bidey in dalkeygii Rwanda noqday dal midnimo iyo mustaqbal wanaagsan yeesho.
Waxaan marwalba jeclahey in Rwanda mustaqbal wanaagsan yeelato ma doonayo in dadkeyga iyo dalkeyga kheyb sanaadaan midnimda waa mid macna weyn u yeelato dalka iyo dadka
Waxaanu manta leenahey madax jacel football sida wasiirka sport iyo madaxda dalka Rwanda goobaha lagu ciyaaro kubada football waa ay buux dhaafeen waxaa rajeynayaa in ay ka sii wanaagsanaadaan mustaqbalka dhow football waxaa ku ciribtiri doonaa xasuuqii ka dhacey dalkeena
Abdale Abdale
Heegantv London
















