Dhageyso Barnaamijka Imaqashii Imadadaali Ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Todobaadleyaasha ah ee maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaana ay dhageystayaasha ku dhageystaan Salaamaha iyo Hambalyada ay isku diraan Shacbiga Soomaaliyeed iyo Sugaan.
Hadaba inaga oo tixgelineyna Codsi farabadan oo inooga yimid Akhristayaasha bogga radiomuqdisho.net kaasi oo ay ku dalbanayeen in Barnaamijkan uu ka mid noqdo Barnaamijyada Maqalka ah ee Webka laga dhageysan karo ayeynu Barnaamijkan Imaqashii bilaabeynaa wixii hadii ka dambeeya in aad Webka kala socon kartaan Insha Allah.
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Barnaamijka Imaqashii Imadadaali 06-January-2012
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Barnaamijka Imaqashii Imadadaali 06-January-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
















