Dhageeyso Barnaamijka Kulanka Jimcaha Radio Muqdisho
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo Todobaadkiiba Maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyada Soomaaliya waxaa lagu soo qaadaa oo lagu falanqeeyaa hadba Mowduuca Todobaadkaasi taagnaa ayadoo Barnaamijkana lagu marti qaado ama ay ka qeybgalaan Mas,uuliyiin kala duwan oo iyagu ka dooda hadba Mowduuca taagan ee uu Barnaamijku ku saabsanyahay.
Riix Halkan Si Aad U Dhageysato Barnaamijka Kulanka Jimcaha qeybtiisa kobaad 16 December .2011
Riix halkan Si Aad U Dhageysato Barnaamijka kulanka jimcaha 16.December.2011 qeybtii labaad mp3
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga si lacag lacaan ah adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA 17124327760
















