Dhagayso Khudbadii Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne Shariif iyo waraysi
Garowe(Pi)Dhagayso Faroole iyo Shariif:- Khubadaan ay jeediyeen Madaxweyne Cabdiraxmaan Sh. MM Faroole iyo Madaxweyne Shariif Sh. Axmed ayaa ah mid taariikhi ah ayna kusoo gabagabeeyeen shirkii Garowe, Madaxweyne Faroole Wuxuu yiri ”Waxaan Maalintii dhawayd ee shirku furmayay waxaan idiin sheegay in lawada hadli doono oo si cad loo wada hadli doono lakiin aan lakala tagayn iyadoo aan cidna ina dhex galin aan wax ku dhamaysanayno wanaag iyo is afgarad Soomaaliyeed, sidaas bayna u dhacday INAGAA heshiinay iyadoon cidna ina dhex galin, inagaa wax isku qabanay inagaana markii dambe dhamaysanay.. ” khudbada ka dib waxaan Waraysanay Wasiir u dowlaha Qorshaynta iyo xiriirka dibada Cabdulqadir Cabdixaashi
Khudbadaha oo ah mid xiiso badan oo taariikhi ah dhagayso
Hoos ka dhagayso Khudbadii Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne Shariif.
DHAGAYSO DHAGAYSO DHAGAYSO
HALKA AAD KA DHAGAYSANAYSO WAA PUNTLANDI.COM
















