Dhagayso aabe Caruurtiisa lagusoo dhawacay Dagaalkii Sool-joogto

DaabacoSaaxib u dir

Gaalkacyo(Pi) Dhaawacii maanta la keeney gaalkacyo waxaa ka mid ahaa Caruur yaryar oo dhawac kasoo gaarey Dagaalkii ay Somaliland kusoo qaadey deegaanka Buuhoodle, Markii dhawaca lakeeney Gaalkacyo waxaa ka hadlay Maamulka Gobolka iyo aabihi dhalay caruurta oo dhawaca lasocdey. hooska dhagayso, hadalka hore waa Aabihii oo ka waramaya sida carurtiisu u dhawacantay
DHAGAYSO