DEG DEG: Weerar Is qarxin ah oo saaka lagu qaaday Villa Baydhabo

Weerar Is qarxin ayaa saaka ruux walxaha qarxa isku soo rakibay ku qaaday Xarunta Villa Baydhabo oo ah Taliska Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyed, halkaasoo Ciidamo iyo Saraakiil ay ku sugnaayeen. Sida ay sheegayaan wararka weerarkan ayaa ruuxa fuliyay xirnaa dareyska Ciidamada Milateriga, kaasoo gudaha u galay xarunta oo uu isku qarxiyay. Warar soo baxaya ayaa [...]