Darsiga 5-aad ee Ramadaan
Bar-kulan waxay idiin soo gudbineysaa casharro taxane ah oo ku saabsan bisha barakeysan ee Ramadaan, kuwaasoo aan ugu tala galnay in sare loogu qaado aqoonta ummadda Soomaaliyeed ee la xiriirta axkaamta, fadaa’isha iyo faa’iidooyinka ay leedahay bisha barakeysan ee Ramadaan.Darsiga Shanaad oo ka hadlaya bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaa so jeedinaya Sheekh Cumar Faaruuq.Darsiga oo dhammeystiran waxaad ka dhageysan kartaa boggaan qaybtiisa hoose.Maqaaladda La Xiriira:

















Comments
Post new comment