Cristiano Ronaldo oo Xulkiisa Portugal ku daray liiska euro 2012 (warbixin)

16/11/2011Portugal aya xalay isugu geeyay xoogooda sidii eey mar usoo gudbi lahayaanne.

ka qeybgalka euro 2012 iyagoo xalay gurigooda ku casuumay bosnia oo lugtii hore isla dhaafi waayay 0:0  ayaa xalay si fiican
dhulka u dhigtay ka diba markii  ciyaar adag iskaga horyimadeen labada wadan hase ahatee waxa  si la filaayay 6.2 ku adkaaday portugal oo xalay u ahayd habeen tariihki ah
iyagoo magalooyinka waaweyn ee wadankas laga
maqlaayay hoonka baaburta iyagoo dadka eeysan seexan iyagoo watay sawirada cristiano
ronaldo oo xaalay aha ninka keliye ee wadankiisa badbaiyay si fiicana u dheelay una fasax dadkiisa in eey ka mid ahadan kooxaha
waaweyn ee yurubta ka dhisan waxaana si la mida usoo gudbay irland oo 1:1 gashay total ahan 3:1 noqonayso agrigate  croacia iyo republic ceca aya iyana xaqiijiyay xalay usoo gudubka euro 2012 waxaana xalay la soo
saaray kooxaha sida eey u kala sara marayaan waxana isku aadka la sameynaya 2/12/2011 magalada sereyefo aya lagu sameynaya lakiin waxa loo kala qaaday sidan
wejiyada loo kala qaday EURO 2012
Wejiga 1: Polonia, Ucraina, Spagna, Olanda           labada koox ee marti gelineyso  iyo kuwa awooda leha safka hore ayeey noqonayaan
Wejiga 2: Italia, Germania, Russia, Inghilterra
Wejiga 3: Grecia, Sweden, Danimarca, Croazia
Wejiga 4: Francia, Irlanda, Rep. Ceca, Portogallo
W/D bashiirqoolif
bashirr1@yahoo.com