C/qaadir Muumin “Meel Muslim joogo hadaad ka tagto oo dhul Gaalo aado waa qatar, Diintaa looga baxaa”
Sheekh C/qaadir Muumin oo ka mid ah Saraakiisha Al-Shabaab ee qaabilsan dhanka Dacwada, horayna u ahaa nin heystay dhalashada dalka Ingiriiska ayaa khudbad uu ka jeediyay Masaajid ku yaala Ceelasha Biyaha ayaa waxaa uu sheegay inay qatar tahay in laga tago meel Islaamka joogo oo Shareecada Islaamka lagu dabaqayo. Mr Muumin ayaa sheegay inay jiraan [...]

















Comments
Post new comment