Beesha Geri oo soo saartay War Saxaafadeed ay ku cabaneyso Dowladda Somaliya oo kursi la’aan dhigtay

Anigoo ah Daahir Maxamed Sheikh (Dahir Washington) isla markaana ah ka mi ah Siyaasiyiinta Beesha Geri Koombe waxan Sallaan qaali ah u direeyna Somali Prime Minster Mudane Cabdi weli Maxamed Cali.
Sallan ka dib waxaansi xushmad iyo qadarin ku jirto kugu soo gudbinayaa Cabashada Beesha Geri Koombe oo ku saabsan tixgelin la’aan in muddo ah lagu hayay beshaan taaso mar walba laga qadiyo Xilaalka Dowladda Soomaaliya sida xilaalka kala ah: Golaha wasiirada, Agaasimaayaasha guud, Ambassadorada iyo Xldhibaanada Baarlamaanka taas oo micnaheeda la garan waayay.
Mudana Prime Minister waxaa si xushmad ku jirto lagaaga codsanaya inaad wax ka qabato Cabashada Beesha Geri koombe maxaa yeelay Beshaani waxay wax weyn ka tabanaysa Dowladihi Hore ee Soomaaliya kuwaaso aan siin tixgalin iyo waxay beesha xaq u leehayd.
Waxaan mar labaad ka codsanayna in aad wax ka qabato cabashadena, maxaa yeelay Beesha Geri Kombe waxaa lugu hayo waa Midab takoor xagga Siyaasadda taas oo ka soo horjeeddo Xaquuqda Aadanaha ( Human Rights). Ogow Qofka Caddaalad sameeya Illaah ayaa jecel.
Dhamaad
Dahir Mohammed Sheikh (Dahir Washington)
Cell phone: 254 720849886
Email: mr.dahir@live.com
Nairobi Kenya


Comments

Post new comment

  • Web page addresses and e-mail addresses turn into links automatically.
  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd>
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Use the special tag [adsense:format:slot] or [adsense:format:[group]:[channel][:slot]] or [adsense:block:location] to display Google AdSense ads.
  • You may embed videos from the following providers archive, bliptv, dailymotion, google, guba, imeem, lastfm, livevideo, metacafe, myspace, revver, sevenload, spike, tudou, twistage, ustream, ustreamlive, vimeo, voicethread, yahoomusic, youtube, zzz_custom_url. Just add the video URL to your textarea in the place where you would like the video to appear, i.e. http://www.youtube.com/watch?v=pw0jmvdh.

More information about formatting options

Hal xiraale
Waa inaan ogaano inaad qof tahay
2 + 1 =
Solve this simple math problem and enter the result. E.g. for 1+3, enter 4.