Barbaarta:Farqiga dhaqanka miyiga iyo kan magaalada
Barnaamijka Barta Kulanka Barbaarta waxaan maanta uga hadleynaa Barbaarta:Farqiga dhaqanka miyiga iyo kan magaalada.Barnaamijka waxaa marti noogu ah Anas Cabdiwali Xiireey oo wax kaqora arrimaha dhaqanka Soomaalida.Barnaamijka oo dhammeystiran waxaad ka dhageysan kartaa boggaan qeybtiisa hoose.2011-08-18-BarbaartaMaqaaladda La Xiriira:
- Dhaqanka: Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka iyo doorka ay kaga jiraan dhaqanka
- Barbaarta: Dhalinta iyo dhaqanka
- Dhaqanka: Sanadkii tegay iyo barnaamijka dhaqanka

















Comments
Post new comment