Bandoow xalay ka dhaqan galay Degmada Wadjir & Bam gacmeed lagu weeraray xarun caafimaad oo Turkish ah.
Maamlka Dowladda KMG ee Degmada Wadjir ayaa xalay bandoow ku soo ragay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir iyadoona xalay qarax bam ah lagu weeraray xarun caafimaad oo hey’ad Turkish ah ku leedahay Xaafada Buulo Xuubeey ee isla Degmada Wadjir. Banadoowga ayaa xalay bilooday fiidkii hore iyadoona xalay magaalada iyo xaafadaha Degmada lagu soo daadiyey ciidamo [...]
















