Aqoon is weydaarsi looga hadlayo doorka saxafaada kaga aadan nabada iyo dib u heshiisiinta oo maanta Muqdisho ka furmay
Aqoon is weydaarsi looga hadlayo doorka warbaahinta kaga aadan nabada iyo dib u heshiisiinta ayaa maanta ka furmay xarunta Hey’ada Cilmi baarista iyo Wadatashiga Bulshada CRD ee magaalada Muqdisho. Aqoon is weydaarsiga oo ay soo qaban qaabisay hey’ada CRD isla markaana ay fulineyso tababarka hey’ada dhinaca warbaahinta ee M2A Media & Communications Consultancy ayaa waxaa [...]
















